Amiirka dalka Qatar oo Martiqaad rasmi ah u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh (Sawirro)

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Villa Soomaaliya kulan kula qaatay Danjiraha Dowladda Qatar Mudane Xasan binu Xamsa Haashim, ayaa ka guddoomay Martiqaad uu uga siday Amiirka dalkiisa Mudane Tamiim binu Xamad. Madaxweynaha ayaa la wadaagay Safiir Xasan binu Xamsa farriin iyo salaan uu u diray Amiirka Dowladda Qatar, waxa uuna uga … Continue reading Amiirka dalka Qatar oo Martiqaad rasmi ah u fidiyay Madaxweyne Xasan Sheekh (Sawirro)